
Koorskan ayaa ujeedadiisu tahay in lagu kobciyo bulshooyinka Soomaaliyeed ayadoo la siinayo waxbarasho dhameystiran oo ku saabsan caafimaadka iyo xuquuqda taranka (SRHR). Waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo ka-qaybgalayaasha aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah inay go'aanno xog-ogaal ah ka gaaraan caafimaadka taranka, horumarinta sinnaanta, iyo u doodista xuquuqda iyo wanaagga shaqsiyaadka ku nool bulshadooda.